KT
Kaab TV
·

SJS oo tacsi u diray qoyska Xasan Kaafi Qoyste oo Muqdisho ku geeriyooday

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday suxufigii ruug-caddaaga ahaa Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste, oo muddo dheer ka tirsanaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaan saxaafadda raadiyaha. Xasan…