RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb, ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdi horudhac u ah Madaxweynaha ayaa shalay gaaray magaalada…