RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda…