Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Natiijada Doorashada Galmudug oo la Shaaciyey

Dhuusamareeb – Waxaa la shaaciyey natiijada doorashada Galmudug, iyadoo ururka JSP uu ku guuleystay kuraasta ugu badan ee doorashada. JSP ayaa helay 63 kursi, waxaana ku xigay Towfiiq oo helay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog5 saac ka hor
Natiijada Doorashada Galmudug oo la Shaaciyey
Dhuusamareeb – Waxaa la shaaciyey natiijada doorashada Galmudug, iyadoo ururka JSP uu ku guuleystay kuraasta ugu badan ee doorashada. JSP ayaa helay 63 kursi, waxaana ku xigay Towfiiq oo helay…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News1 saac ka hor
Natiijada Doorashada Galmudug oo lagu dhawaaqay
Aug 03 (Jowhar)- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa shaaciyey natiijada doorashadii golayaasha deegaanka…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay