Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 27 daqiiqo ka hor
Iran oo war soo saartay kadib markii uu Trump ku dhawaaqay in uu dib u dhigay weerar uu ku qaadi lahaa Iran
Wakaaladdu waxay soo xigatay saraakiil ciidan oo sheegay in hadalka Trump "uusan ahayn been kale" isagoo carabka ku adkeeyay in ciidamada qalabka sida ee Iran ay " heegan sare ku jiraan ayna diyaar u…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Iran oo war soo saartay kadib markii uu Trump ku dhawaaqay in uu dib u dhigay weerar uu ku qaadi lahaa Iran
Wakaaladdu waxay soo xigatay saraakiil ciidan oo sheegay in hadalka Trump "uusan ahayn been kale" isagoo carabka ku adkeeyay in ciidamada qalabka sida ee Iran ay " heegan sare ku jiraan ayna diyaar u…
Aug 02 (Jowhar)- Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu dib u dhigi doono weerar cusub oo lagu qaado Iran, ilaa inta laga gaarayo heshiis degdeg ah oo lagu joojinayo hamiga nukliyeerka…
Trump oo ku dhawaaqay in la joojiyay weerar lagu qaadi lahaa Iran
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka iyo Israa’iil ay xilligan ka baaqsanayaan inay weeraraan Iiraan, kadib codsi uga yimid dowladda Tehran iyo dalal ku yaalla Bariga…