Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 8 saac ka hor

Tirada Muhaajiriinta Marooko ee gudbaya Spain oo korortay

Tirada Muhaajiriinta Marooko ee gudbaya Spain oo korortay

July 31 (Jowhar)-Tirada dadka ka soo gudbaya Marooko una gudbaya Ceute oo ka mid ah dalka Spain ayaa gaartay lixdan kun oo ruux iyadoo inku dhow lixdan ruuxna ay ku dhinteen intii ay u soo socdeen…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News1 maalin ka hor
Tirada Muhaajiriinta Marooko ee gudbaya Spain oo korortay
July 31 (Jowhar)-Tirada dadka ka soo gudbaya Marooko una gudbaya Ceute oo ka mid ah dalka Spain ayaa gaartay lixdan kun oo ruux iyadoo inku dhow lixdan ruuxna ay ku dhinteen intii ay u soo socdeen…
Ka akhri Jowhar News
G
Goobjoog8 saac ka hor
Muhaajiriin badan oo dib loogu celiyay Marooko kadib markii ay ku hungoobeen rajadii ay ka qabeen tagaan Spain
Kumannaan muhaajiriin ah oo toddobaadkan si dabaal uga tallaabay xadka u dhexeeya Morocco iyo magaalada Ceuta ee ay Spain maamusho ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan Marooko, kadib markii ay…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay