Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Halyeeygii fanka Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Halyeeygii fanka Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Waxaa maanta dalka Mareykanka ku geeriyooday fannaan, jilaa, laxamiiste iyo muusikiiste **Axmed Cali Cigaal**, oo ka mid ahaa haldoorkii ugu saameynta badnaa fanka Soomaaliyeed muddo ka badan nus qarni.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Halyeeygii fanka Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka
Waxaa maanta dalka Mareykanka ku geeriyooday fannaan, jilaa, laxamiiste iyo muusikiiste **Axmed Cali Cigaal**, oo ka mid ahaa haldoorkii ugu saameynta badnaa fanka Soomaaliyeed muddo ka badan nus qarni.
Ka akhri Horseed Media ↗
JN
Jowhar News
Fanaanka Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Maraykanka
July 31 (Jowhar)-Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyooday alle ha u naxariistee fanaankii caanka ahaa Axmed Cali Cigaal oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaal ku…
Ka akhri Jowhar News ↗
PP
Puntland Post
Abwaan Axmed Cali Cigaal oo geeriyooday
Allaha u naxariisto waxaa maanta dalka Maraykanka ku geeriyooday hobolkii caanka ahaa ee Axmed Cali Cigaal, sida ay xaqiijiyeen xubno
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Madaxweyne hore Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida fanaan Axmed Cali Cigaal
Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Fannaankii iyo Hal-abuurkii Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka
MUQDISHO – Fannaanka, hal-abuuraha iyo muusikiistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal ayaa Jimcihii ku geeriyooday dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku noolaa sannadihii ugu dambeeyay.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RJ
Radio Jowhar
Fanaankii Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Dalka Mareykanka iyo Taariikhdiisa?
Alle ha u naxariistee, fanaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal ayaa ku geeriyooday dalka Mareykanka, halkaas oo maalmihii u dambeeyay uu ku xanuunsanaa. Marxuum Axmed Cali Cigaal…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.