Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha, halkaasi oo uu kulan miro dhal ah…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha, halkaasi oo uu kulan miro dhal ah…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Museveni
July 30 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha,…
Ka akhri Jowhar News
SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa Uganda ka hor Shir-madaxeedka AUSSOM
Kampala, Uganda – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, halkaas oo uu kulan laba geesood ah oo miro dhal…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka Waddamada Ciidamadooda ka qeyb qaata Howlgalka AUSSOM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kaga qeyb galay Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada ciidamadooda ka qeyb qaata…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.