Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 22 saac ka hor

Galmudug oo hakisay duulimaadyada rayidka inta lagu jiro doorashooyinka

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqday in si ku-meel-gaar ah loo hakinayo dhammaan duulimaadyada rayidka ee ka baxa kana soo dega garoomada diyaaradaha Galmudug,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog2 maalmood ka hor
Galmudug oo hakisay duulimaadyada rayidka inta lagu jiro doorashooyinka
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqday in si ku-meel-gaar ah loo hakinayo dhammaan duulimaadyada rayidka ee ka baxa kana soo dega garoomada diyaaradaha Galmudug,…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News22 saac ka hor
Tirinta codadka doorashada Galmudug oo bilaabatay
July 30 (Jowhar)-Waxaa goor dhow bilowday tirinta codadka doorashada isku sidkan ee saaka ka bilaabatay dowlad goboleedka Galmudug kadib markii la soo xirey goobaha codbixinta. Doorashadan oo ahayd…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay