HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor
Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Galmudug oo isaga haray tartanka, kuna eedeeyay dowladda faragelin doorasho Muqdisho – Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada, isagoo ku eedeeyay Dowladda Federaalka…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday SM
Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Galmudug oo isaga haray tartanka, kuna eedeeyay dowladda faragelin doorasho
Muqdisho – Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada, isagoo ku eedeeyay Dowladda Federaalka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ G
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Tirada Musharaxiinta Golaha Wakiillada iyo Deegaanka ee Galmudug
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa si rasmi ah u shaaciyay tirada guud ee musharaxiinta u taagan doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka ee…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.