Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 19 daqiiqo ka hor
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO QAABILAY XUBIN KA TIRSAN AQALKA GOLAHA WAKIILLADA MAREYKANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO QAABILAY XUBIN KA TIRSAN AQALKA GOLAHA WAKIILLADA MAREYKANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda…
Ka akhri Goobjoog ↗JN
Madaxweyne Xasan oo la kulmay xubin ka tirsan Aqalka golaha wakiillada Maraykanka
July 28(Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada…
Ka akhri Jowhar News ↗RJ
Madaxweyne Xasan sheekh oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Darin LaHood
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladdain…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.