Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia si uu uga qayb galo Kalfadhiga 49aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika. Cabdisalaam Cali, Wasiirka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News
Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika
July 28(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia si uu uga qayb galo Kalfadhiga 49aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika. Cabdisalaam Cali, Wasiirka…
Ka akhri Jowhar News
SM
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Addis Ababa, Itoobiya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, kaas oo ka socda magaalada Addis Ababa, iyadoo wafdiga…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Soomaaliya oo ka qaybgalaysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka qaybgalaya…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud
Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda…
Ka akhri Radio Galgaduud
RJ
Radio Jowhar
Wafdi ka socda DF oo qeyb galaya Shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya si ay…
Ka akhri Radio Jowhar
G
Goobjoog
XILDHIBAANO KA TIRSAN BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KOONFUR AFRIKA UGA QEYB GALAYA SHIRKA BAARLAMAANKA AFRIKA
Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka qeyb galayaan xildhibaanno ka kala socda baarlamaanada…
Ka akhri Goobjoog
HM
Horseed Media
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.
Soomaaliya ee ka qaybgalaysa Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, kaas oo halku-dhiggisu yahay“Sugidda Helitaanka Biyaha Joogtada ah.”
Ka akhri Horseed Media
SM
Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa
Addis Ababa – Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU Executive Council) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo Wasiirrada Arrimaha…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan laba geesood ah intii uu socday Shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika
Addis Ababa, Itoobiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.