Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo u ambabaxay Kampala ka hor safarka Madaxweyne Xasan Sheekh
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo u ambabaxay Kampala ka hor safarka Madaxweyne Xasan Sheekh
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda…
Ka akhri Goobjoog ↗JN
Madaxweyne Xasan oo la kulmay Taliyaha Ciidamada AFRICOM
July 30 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), General…
Ka akhri Jowhar News ↗RJ
MW Xasan Sheekh oo maanta la kulmaya Taliyaha AFRICOM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeesho Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RJ
MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Taliyaha ciidamada Africom
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson. Kulanka ayaa intii uu…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.