Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Soomaaliya Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka wada hadlay arrimaha socdaalka labada dal oo muddooyinkii dambe uu ka jiray isfahanwaa

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Soomaaliya Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka wada hadlay arrimaha socdaalka labada dal oo muddooyinkii dambe uu ka jiray isfahanwaa
Ka akhri Puntland Post
JN
Jowhar News
Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dowlada Kenya
July 28(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa kula kulmay magaalada Addis Ababa Wasiirka Wasaaradda…
Ka akhri Jowhar News
RG
Radio Galgaduud
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Dib U Eegtay Heerka Fulinta Qorsheyaasha iyo Mashaariicda Socda
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta guddoomiyey kulan ballaaran oo lagu qiimeynayey…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay