Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo wajahaya cadaadis caalami ah si loo gaaro heshiis siyaasadeed
Muqdisho – Hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis isa soo taraya oo kaga imanaya beesha caalamka si loo gaaro heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay ka hor dhammaadka bisha…