Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Guddoomiye Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo Magacawday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa magacaawday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo guddiga loo xil saaray diyaarinta iyo…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Guddoomiye Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo Magacawday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa magacaawday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo guddiga loo xil saaray diyaarinta iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗JN
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la magacaabay
Aug 02 (Jowhar)- Guddoomiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa…
Ka akhri Jowhar News ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.