← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 03/08/2026
Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Calmiskaad Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 askari ku geeriyootay qarax miino oo
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Calmiskaad
Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 askari ku geeriyootay qarax miino oo
Ka akhri Puntland Post ↗ HM
Madaxweyne Deni oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ciribtirka Daacish xilli askar ku dhimatay Calmiskad.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso, ayaa maanta…
Ka akhri Horseed Media ↗ RJ
Saddex qof oo ku dhintay qarax ka dhacay maqaaxi ku taalla Moscow
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, halka 21 kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii walax qarax oo gacanta lagu sameeyay lagu qarxiyay maqaaxi Talyaani ah oo ku taalla magaalada Moscow, sida ay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ RJ
Askar ka tirsan Puntland oo ku geeriyooday qarax ka dhacay G/Bari
Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax miino oo culus uu maanta ka dhacay tuulada Sheebaab ee hoos tagta degmada Qandala, kaas oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamo. Sida…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ JN
Askar ku dhimatay qarax ka dhacay deegaan ka tirsan Puntland
Aug 03 (Jowhar)- Ugu yaraan 10 askari ayaa ku dhimatay kadib markii gaari ay saarnaayeen uu dul maray miino dhulka la geliyay deegaanka Sheebaab degmada Qandala dowlad goboleedka Puntland. Qaraxa…
Ka akhri Jowhar News ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.