Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga  difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM

Aug 03 (Jowhar)- MWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay Safiirka Shiinaha Wang Yu, iyagoo ka wadahadlay hawlgallada la-dagaallanka argagixisada, mustaqbalka Hawlgalka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News9 saac ka hor
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM
Aug 03 (Jowhar)- MWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay Safiirka Shiinaha Wang Yu, iyagoo ka wadahadlay hawlgallada la-dagaallanka argagixisada, mustaqbalka Hawlgalka…
Ka akhri Jowhar News
SM
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dagaalka lagula…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay