Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Xildhibaanno ka Socday Bulshada Bariga Afrika oo Booqasho Ku Yimid Soomaaliya

Xildhibaanno ka Socday Bulshada Bariga Afrika oo Booqasho Ku Yimid Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Xildhibaanno ka Socday Bulshada Bariga Afrika oo Booqasho Ku Yimid Soomaaliya
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga…
Ka akhri Radio Galgaduud
RJ
Radio Jowhar
Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo soo gaaray Muqdisho
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay xubno ka tirsan…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay