Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Trump oo ku dhawaaqay wadahadallo cusub oo uu Maraykanku la galayo Iiraan

Trump oo ku dhawaaqay wadahadallo cusub oo uu Maraykanku la galayo Iiraan

Ku soo dhawaada tebinta tooska ah

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog5 saac ka hor
wada-hadallo cusub ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan oo maanta billaabanaya
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay in Isniinta ay bilaaban doonaan wada-hadallo cusub oo u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, kaddib markii uu dib u dhigay qorshe weerar militari oo…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News2 saac ka hor
Trump oo sheegay in wadahadalo cusub uu la yeelanayo Iran
Aug 03 (Jowhar)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wadahadallo cusub oo lala yeelanayo Iran ay bilaaban doonaan maanta oo Isniin ah, ka dib markii uu joojiyay wax uu ku tilmaamay…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay