Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS oo gaaray Dhuusamareeb
Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Markii uu gaaray…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS oo gaaray Dhuusamareeb
Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Markii uu gaaray…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Dhuusamareeb, howlgal cusubna ka billaabay Galmudug
Dhuusamareeb – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.