Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 5 maalmood ka hor

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo 30-ka Bishan u Dib Dhigay Doorashada Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo 30-ka Bishan u Dib Dhigay Doorashada Galmudug

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Dowlad-goboleedka Galmudug la qaban doono 30-ka bishan, iyadoo dib looga dhigay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud5 maalmood ka hor
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo 30-ka Bishan u Dib Dhigay Doorashada Galmudug
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Dowlad-goboleedka Galmudug la qaban doono 30-ka bishan, iyadoo dib looga dhigay…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Shabelle Media Network5 maalmood ka hor
Guddiga Doorashooyinka oo dib u dhigay doorashada maamulka Galmudug
Dhuusamareeb – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Dowlad Goboleedka…
Ka akhri Shabelle Media Network
JN
Jowhar News5 maalmood ka hor
Doorashada Galmudug oo markale dib loo dhigey
July 22 (Jowhar)-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Dowlad Goboleedka…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay