RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda…