KT
Kaab TV
· Ammaan

Ciidamada Uganda oo bilaabay ka bixitaanka Shalanbood iyo Baraawe, ciidanka Soomaaliya oo la wareegaya mas’uuliyadda amniga

Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa bilaabay inay ka baxaan qaar ka mid ah saldhigyada ay ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan…