G
Goobjoog
·

Dagaal Khasaare Sababay oo Ka Dhex Qarxay Waqooyi Bari iyo Somaliland

Dagaal sababay khasaare ayaa la sheegay inuu ka dhex qarxay dhinacyada Waqooyi Bari iyo Somaliland, kaddib markii uu muran ka dhashay geel la kala dhacay jiidda deegaanka Buqdharkayn. Wararka hordhaca…