KT
Kaab TV
·

Sweden oo Muqdisho ku soo celisay 90 Soomaali ah

Hay’adda socdaalka Sweden ayaa fulisay howlgal masaafurin ah oo lagu qaaday 90 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo laga soo kala qaaday Sweden, Norway iyo Finland, sida ay baahisay warbaahinta Sweden.…