KT
Kaab TV
·

Xiisad ka taagan degmada Kaxda oo ka dhalatay ciidamo la geeyay iyo muran dhuleed

Xiisad ayaa saaka ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kaddib markii halkaasi la geeyay ciidamo milateri ah, kuwaas oo la sheegay inay xireen waddooyin iyo luuqyo ay dadweynuhu…