KT
Kaab TV
· Ammaan

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid ee gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed geysay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kuwaas oo loo diyaariyey inay ka howlgalaan saldhigga booliska degmada, si…