A
Allbanaadir
·

Jowhar oo maanta lagu dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka HirShabelle

Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad-goboleedka HirShabelle ayaa saaka waxaa ka socda qabanqaabada ugu dambeysa ee doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka, taas oo maanta ka…