KT
Yaa sharci ahaan beddeli kara caasimadda Hirshabeelle? Xasan Sheekh oo farta ku fiiqay madaxda maamulka
Doodda ku saabsan in caasimadda Hirshabeelle laga raro Jowhar loona wareejiyo magaalada Buulobarde ee gobolka Hiiraan ayaa mar kale soo xoogeysatay, kaddib hadal loo nisbeeyay Xasan Sheekh Maxamuud,…
Ka akhri Kaab TV ↗