RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Howlgalka Yaaqshiid“Boqolaal qoys ayaa la Barakiciyay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga hadlay howlgalka aroornimadii hore ee maanta ka dhacay xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.…