SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo Tababar Feer-celin ah u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Guutada 232-aad

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo Tababar Feer-celin ah u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Guutada 232-aad

Guriceel – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa tababar feer-celin ah u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 231-aad, Guutada…