PP
Puntland Post
· Ammaan

Puntland oo dishay xubno ka tirsan Al-shabaab

Puntland oo dishay xubno ka tirsan Al-shabaab

Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Galgala