KT
Kaab TV
·

Guddoomiye Baashe: “Garsooruhu ma aha shaqaale la iska eryi karo” Khilaafka xil-ka-qaadista oo sii xoogeysanaya

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, ayaa shir-jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay muranka ka dhashay xil-ka-qaadistii uu Xasan Sheekh Maxamuud ku sameeyay, isagoo si…