RJ
Radio Jowhar
·

Duqeymo ka dhacay Duleedka Baydhabo

Warar laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xalay duqeymo cirka ah laga fuliyay deegaanno ku yaalla duleedka magaalada, xilli xaaladda amni ee magaalada iyo nawaaxigeeda ay kacsan tahay.…