SM
Shabelle Media Network
· 3 saac ka horSiyaasad

Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Galmudug oo isaga haray tartanka, kuna eedeeyay dowladda faragelin doorasho

Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Galmudug oo isaga haray tartanka, kuna eedeeyay dowladda faragelin doorasho

Muqdisho – Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada, isagoo ku eedeeyay Dowladda Federaalka…