G
Goobjoog
·

Dib u Milicso 9 Sano Ka Hor Qarixii Soobe iyo 14-ka Oktoobar oo Dadka Soomaaliyeed ugu Suntan Maalin Madow

14-kii Oktoobar, Sanadkii 2017, Soomaaliya waxaa ka dhacay mid ka mid ah qaraxyadii ugu waaweynaa uguna khasaaraha badnaa taariikhda dalka, kaas oo ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho,…