KT
Gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay oo lagu weeraray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal culus oo 26-kii Oktoobar ka dhacay deegaanka Jameeco, oo hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, iyadoo sheegtay in ku dhowaad 75 ka…
Ka akhri Kaab TV ↗