SM
Shabelle Media Network
· 1 saac ka hor

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayey…