G
Goobjoog2 saac ka hor
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo Bilaabay Dadaallo Dib-u-heshiisiin ah, Xilli Xiisad Siyaasadeed Ka Jirto Baydhabo
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa bilaabay dadaallo uu ku xoojinayo dib-u-heshiisiinta bulshada iyo wada-tashiga siyaasadeed, xilli xaaladda siyaasadeed iyo amni…
Ka akhri Goobjoog ↗