HM
Horseed Media
· 1 saac ka horAmni

Cirro oo Nairobi kula kulmay wakiillo caalami ah, kana hadlay amniga iyo qorshayaasha Somaliland

Cirro oo Nairobi kula kulmay wakiillo caalami ah, kana hadlay amniga iyo qorshayaasha Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka socda beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Kenya.