SM
Shabelle Media Network
· 1 saac ka horSiyaasad

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo shaqo siisay hooyada ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo shaqo siisay hooyada ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin…