← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 19/08/2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee AfCFTA Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Wamkele Mene, Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday SM
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee AfCFTA
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Wamkele Mene, Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ G
Soomaaliya oo Muhiimadda Ganacsiga Afrika Kala Hadashay Xoghayaha Guud ee AfCFTA
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), Mudane…
Ka akhri Goobjoog ↗ G
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee AfCFTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), Wamkele Mene, oo booqasho…
Ka akhri Goobjoog ↗ RG
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Wakiilka Cusub ee UNDP Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka cusub ee Hay’adda Horumarinta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.