SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ciidamada Ugu Baaqay Inaysan Cadowga Dhabar Jeedin

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ciidamada Ugu Baaqay Inaysan Cadowga Dhabar Jeedin

Muqdisho, Soomaaliya: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo xiray Dufcaddii 12-aad ee Ciidanka…