KT
Kaab TV
·

Ashraf Ghani shalay, Xasan Sheekh maanta: Soomaaliya ma ku wajahan tahay xaalad la mid ah burburkii Afghanistan?

Bixitaanka ciidamada shisheeye, khilaafka siyaasadeed iyo su’aalaha laga qabo awoodda ciidamada qaranka ayaa Soomaaliya gelinaya marxalad xasaasi ah. Xaaladdaas ayaa dhalisay isbarbardhig lala…