SM
Shabelle Media Network
· Ammaan

Ciidamada Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Heshiiyey Xoojinta Amniga Xuduudaha

Ciidamada Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Heshiiyey Xoojinta Amniga Xuduudaha

Balanbale – Saraakiisha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaannada Galmudug iyo kuwa Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ku gaaray heshiis lagu…