SM
Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada hadlay dhoofinta xoolaha nool iyo iskaashiga dhaqaalaha
Jeddah — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ciraaq, Fu’aad Xuseen, intii uu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗