NISA oo Amni darro ku Eedeysay ilaalada madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed

NISA oo Amni darro ku Eedeysay ilaalada madaxweynihii hore  Shariif Sheekh Axmed

Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa si adag u cambaareysay weerarro iyo falal hubeysan oo ay sheegtay in lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo…