RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Wajahan Gaalkacyo

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka ambabaxaya magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo uu labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa, isaga oo kusii jeeda magaalada Gaalkacyo…