SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay hoggaamiyaha Hirshabeelle

Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay hoggaamiyaha Hirshabeelle

Jowhar – Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar, halkaas oo uu ku helay 81 cod.…